abaalgud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax qiimo leh oo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay; abaalmarin. 2. ld abaalgudid.
  2. U a.: abaal la isu galay mid la mid ah ku beddelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaalmarin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg abaalmari. ld abaalmaris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaalgudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaalgud². ld abaalgud¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur