ajar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyo qof camal wanaagsan sameeyey. 2. ld ajarid.
  2. Khayaano; qayaano.
  3. Cid si qarsoodi ah u dhibaatayn.

khayaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.

ajir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ajar¹ (1).

ajri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ajar¹ (1).

ajarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ajar³. ld ajar¹ (2).