abaarayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaaree. ld abaaraysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Wax abaar ah ka dhigid (meel). ld abaaraysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaaraysiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abaarayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur