abaareeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Macnaha:Wax abaar ah ka dhigid (meel). ld abaaraysii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
abaaraysiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld abaaree.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00