abaaraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaarayso. ld abaaraysad, abaaraysi.

abaarayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.

abaaraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abaaraysasho.

abaaraysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abaaraysasho.