abaaraysoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Wax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
abaarsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:ld abaarayso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00