abaaseereQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof madax ka ah goobta booranaha ama mingiska lagu tumo. ld abbaseere.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
abbaseereQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:ld abaaseere.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00