abbaseere

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld abaaseere.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaaseere

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof madax ka ah goobta booranaha ama mingiska lagu tumo. ld abbaseere.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur