abeesajilfaaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Abeeso aad u weyn oo bakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar liqda. ld abeesojufaaley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abeesojufaaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abeesajilfaaley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur