abeesajilfaaleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Abeeso aad u weyn oo bakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar liqda. ld abeesojufaaley.