abeesow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur maqaarka dadka ku dhaca oo u yeela barbaro kuwa abeesada u eg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur