maroodiyowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Cudur xun, luga barariya oo dadka iyo xoolaha ku dhaca; abeesow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abeesowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur maqaarka dadka ku dhaca oo u yeela barbaro kuwa abeesada u eg.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0