abqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. (baay.) Ka rujinta geedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale. Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray ee loo wareejiyo dhulka”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur