abraaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg abraar². ld abraar¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo. 2. abraarid. ld abraarid.1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0