abraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod degegsiinyo leh oo hadba dhan loo ordo. 2. abraarid. ld abraarid.
  2. 1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.

abraarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abraar². ld abraar¹ (2).