abtirsiimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abtirsiinyo.

abtirsiinyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.