abtirsiinyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
abnaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:(xis.) Tirada soo baxda marka la isku dhufto dhammaan abyooneyaasha togan ee ka yar ama le'eq abyoone togan ee la isa siiyey. Abnaqa abyoone n oo loo qoro n! waa: (n - 1) (n - 2) (n - 3) ... 3. 2. 1. Cidala isku raacay o! = 1.Cilmiga abtiriska.U a.: cid u abtirin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abtirisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld abtirin, abtirsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abtirsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld abtirsasho, abtirsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abtirsiimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld abtirsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abtirsiinoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld abtirsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0