aburiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Abur yeelasho ama soo saarid (siiba awrka qooqan). ld uburi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
uburiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi.Lamidka: aburiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0