codee
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)
Macnaha:
- 1. U c.: cid la dooranayo cod siin. 2. Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo. 3. Wax heesid; wax halaburid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

