abyood

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ku a.: ficil isla weyni iyo xadgudub leh cid kula kicid; gardarreysi qof.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur