maag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.
  2. 1. Xad, xuduud. 2. ld maagid.
  3. 1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.
  4. Wax cabsi dartii uga dheeraansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daandaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daandaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gardarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarr.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abyood

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Ku a.: ficil isla weyni iyo xadgudub leh cid kula kicid; gardarreysi qof.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maag². ld maag¹ (2).
  2. eeg maag². ld maag¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur