adaadumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adaadun².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adaadun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Unkidda xoolo, aqal iwm la unko.
  2. Xoolo, aqal iwm unkid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur