adableQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhul carro cad iyo carro madow isugu jira, geedo dhaadheer ka baxaan oo beerashada ku wanaagsan.