addeec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld addeecid.
  2. Cid amar la faray qaadasho.

addeecid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg addeec². ld addeec¹, addeecis.