caasi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyaal/-iyiin/-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof wixii Eebbe faray aan fulin. 2. Qof waalidkii aan addeecin. 3. Qof madax adag, diiddo badan.
  2. 1.(f.g) Cid eed iyo haaraan u jeedin. 2. Ku c.: qof,wixii Eebbe faray fulin waayid. 3. Ku c.: qof waalidkii addeeci waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur