adduunweyneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Adduunka oo dhan. ld adduun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
adduunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni. 2. Hanti badan. ld adduunyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00