adduunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni. 2. Hanti badan. ld adduunyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
duniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Koon; adduun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
adduunyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld adduun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0