adeegso
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Cid adeeg u dirsasho. 2. (f.mg) U a.: wax samayntooda qalab ama wax kale u isticmaalid. Tus. “Baaritaanka dhiigga kombiyuutar ayaa loo adeegsadaa”.

