adeegsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adeegso. ld adeegsad, adeegsi.

adeegso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Cid adeeg u dirsasho. 2. (f.mg) U a.: wax samayntooda qalab ama wax kale u isticmaalid. Tus. “Baaritaanka dhiigga kombiyuutar ayaa loo adeegsadaa”.

adeegsad

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld adeegsasho.

adeegsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld adeegsasho.