adkaysan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld adkaysi.
  2. Wax la adkeeyay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adkaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2. ld adkaysasho.
  2. (daaw.) Awoodda difaaca jirka: waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada u yeelan karo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur