adkaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2. ld adkaysasho.
  2. (daaw.) Awoodda difaaca jirka: waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada u yeelan karo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dulqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhabta oo loo adkaysto; sabir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adkaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adkayso. ld adkaysad, adkaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur