afartamaadQaabnax: m.l/dh.t.jMacnaha:ld afartanaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
afartanaadQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. (t.j) Tirada heerka afartanka ku abbaaran. 2. Xilli roob oo toban beri ah oo ka billawda afartamaadka dabshidka. ld afartamaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0