afartanaad
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
- 1. (t.j) Tirada heerka afartanka ku abbaaran. 2. Xilli roob oo toban beri ah oo ka billawda afartamaadka dabshidka. ld afartamaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

