afartanbixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, isay)

Macnaha:

  1. Naag dhashay ummulnimo ka bixin. ld afartambixi.

afartambixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld afartanbixi.