afartanbixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afartanbixi. ld afartambixin.

afartanbixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, isay)

Macnaha:

  1. Naag dhashay ummulnimo ka bixin. ld afartambixi.

afartambixin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afartanbixin.