afkaar

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg feker¹.

feker

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (afkaar, m.dh) 1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.
  2. 1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².