burin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buri. ld buris, burrin, burris.
  2. 1. (fals.) Ficil ama fikrad ka soo horjedda jiritaan shay. 2. (fals.) Nooc ka mid af diidmada, ama afkaar dhamaanteed ka soo horjeedda, wixii jiray dhamaan.

buri

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin. 2. (f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed. 3. (f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
  2. 1. Cid weyso u dhawrnayd ka jebin. 2. Xeer jirey baabbi'in. 3. Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.

buris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld burin, burin¹.
  2. ld burid.

burrin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld burin.

burris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-syo, m.dh) Dubbe. 2. ld burin.