afmiinshaareeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Macnaha:Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
afmiishaareeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Macnaha:ld afmiinshaaree.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00