afmiishaaree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. ld afmiinshaaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afmiinshaaree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur