afxiranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:1. Qof soon niyaystay ahaansho. 2. Dugaag si uusan xoolo lumay u cunin wax la afxiray ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0