afxirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afxiran. ld afxirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afxiran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof soon niyaystay ahaansho. 2. Dugaag si uusan xoolo lumay u cunin wax la afxiray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afxirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld afxirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur