afxiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg afxir². ld aftuurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
afxirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aftuuridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld afxirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0