afxirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aftuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld afxir¹.ld afxir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0