agaagse

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld agagse.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agagse

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan. 2. Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur