agagse
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan. 2. Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

