agab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Faa'idada iyo waxtarka ay cidi leedahay. 2. Ciirsi; miciin.
  2. Qalabka guri, makhaayad iwm looga adeegto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciirsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Taageero. 2. ld ciirsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miciin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix. 2. ld miciinid. ld maciin¹.
  2. Cid gargaar u fidin. ld maciin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur