agmarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agmar².

agmar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Shiifow.
  2. Wax, meel u dhow socod ku dhaafid.

Lamidka: Shiifow