agmarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Shiifow.Wax, meel u dhow socod ku dhaafid.Lamidka: ShiifowSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shiifowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur lo'da ku dhaca oo indhaha iyo afka biyo ka keenaan; cundugul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0