agoomoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agoomow. ld agoonoobid, agoontoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agoomow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agoontoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld agoomoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur