agoomowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:Wax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
agoontowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:ld agoomow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0